Home Opinion News Music Forums About as

JANDAI FREZA OO GAARTAY SOMALILAND 3/2/2008

Jandai Frez oo ah ku xigeenka xoghayaha amuuraha dibada ee dalka Mareykanka una qaabilsan arimaha Afrika Jandai ayaa maanta safar ka dis ah oo aan horay loo shaacin waxay ku timid magaalada Hargeysa ee xarunta S/lland.

Jandai Frez Frezer oo iyo wafdiga ay hogaaminaysay ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargaysa masuuliyiin sarsare oo ka tirsan maamulka S/lland.

Jandai Frez Frezer ayaa waxaa la dejiyey Hotelka Ambasador ee magaalada Hargeysa iyadoo la filayo maanta inay kulan la yeelato Madaxweynaha Maamulka Soomaalind Daahir Riyaale Kaahin ,iyadoo aan ilaa hadda la'ogayn sababaha safarka Jandai Frez Frezer ay ku timid Magaalada Hargaysa iyadoo saacadaha soo socda ay saxaafada la hadli doonto.



luul xaaji faarax




Dayaxnet