Home Opinion News Music Forums About as

HOOBIYAAL LAGU GANEY W/GASHANDHIGA 29/2/2008

Waxaa xoogaa ka hor lagu weeraray hoobiyaal W/gaashaandhiga iyo xerada guulwadayaasha oo fariisimo ah ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM waxaana lagu qiyaasay in ay hoobiyaasha gaarayeen ilaa 4 hoobiyo.

Ilaa hada ma cada cida wax ku noqotay waxaana ay hoobiyaashu ku dheceen meelo u dhow W/gashaandhiga iyo xerada guulwadayaasha ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM ayaan ilaa hada ka bixin wax jawaab ah.


Xasan yare
sweden




Dayaxnet