|
WAA WAREYSI LA PILOT OO ITOOBIYA 29/2/2008
Waxaan wareysi la yeeshay wariye pilot oo iminka jooga adisababa ee wadanka itoobiya waxaan weydiiyey dhowr su,aal oo ku saabsan xaalada magaalada iyo guud ahaan wadankaas.
Wareysiga waxuu uu dhacay sidaan
Xasan yare
Marka hore saaxib pilot goorma ayaad timid wadankaan itoobiya gaar ahaan magaalada adisababa?
pilot
Waad mahadsantahay wariye xasan yare, Saaxib magaalada waxaan imid arbacadii la soo dhaafay
Xasan yare
Waxaad igagaga warantaa xaalada guud magalada adisababa?
pilot
hadaan kaga warama magalada waa caadi oo soomaali fara ayaa yaacaya iyaga oo raxanraxan uu socda gaar ahaan xaafadaha ay soomaalida ku badanyahiin oo waa dhibaata ah ma jiraan
Xasan yare
weriye pilot waxaad tahay nin dhowr jeer tagay wadankaan itoobiya maxaase ka qabaneysaa halkaas?
Pilot
Walaahi wadankaan itoobiya waan tagaa mar walba oo macnihii kama dhamaado maxaa yeelay horey ayaan barnaamijyo ugu soo qaaday haatane waxaan uu imid inaan barnaamijyo qiima badan aan halkaan ka qabto.
Xasan yare
Wariye cali waxaad ii sheegtay inaad halkaas aadba mar walba tagto lakiin adigu dadku inta badan waxaay kugu eedayaan inaad barnaamijyo dadka dhibaato ku ah aad mar walba samayso maxaad arimahaas ka oreyneysaa amaba aad ka dhahilahayd?
Pilot
arintaa ama su,aashaa saaxib macnahii waa uun mucaaridnima ayaan leeyahay hadee barnaamijyada dayaxnet waa kuwa inta badan si fiican uu soo jiita dadka
Xasan yare
su,aalaha aniga oo aanan kugu badin,goorma ayaa laga yabaa inaad timaada wadankaan sweden?
pilot
saaxib xasan ma oronnaayo waqti hebel lakiin barnaamijyada aan soo qabto halkaan ayey uqristayaasheena kale socon doonaan haduu ale idma iyo waliba sawira fara badan.
waa wareysi wariye pilot oo jooga dalka itoobiya dabcan waxii barnaamijya ah halkaan kale soco
Xasan yare
sweden
Dayaxnet |